|
Holland:- waxaa maanta axad Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa Soomaalida holland kula hadlay khadka Video Conference ah Maqal iyo Muuqaal. uuna ka jeediyey Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Amsterdam Somvoa waxaana dadweynihii dhagaysanayey ay aad ugu bogeen sida uu Shiikh Umal u qaadaa dhigay Waanadiisa fariinta kusoctay dadka kunool holland .
sheikha umal ayaa muxaadaradiisa ku soo arooreysay ilaa 3dex Qodob 1. waano Guud . 2. lacag sadaqo ay direen walaalaha holland iyo Qaabka loo gaarsiyey dadka tabaaleysnaa iyo asigoo sheegay in sadaqada marna laga daalin oo in ay so diraan sababtoo ah sida sheikh u yiri hada wxaa loo baahanyahaya lacag dadka lagu dejiyo meelooyinkoodi ay kasoo Qaxeen 3. in laga Qeyb Qaato dhismaha masjidka Qubaa ee laga dhisi raba insha alalah Amsterdam Fadlan hoos ka daawo muxaadarada Cumarfaruuq
Holand Contact Us |