Fs    Fatxusalaam

Boga Hore 
Quraan 
Muxaadaro
Duruus 
Tafsiir 
Live TV 
Videos 
Nala soo xiriir
free maktabad 

islamic links 

 
Fs Dugsga sh umal 




FsTime prayer/NL

 
FS shaqeyso Ajar

 ma tahay mid Doonaya ajar
waxaa shaki ku jrin in aad 
leedahay qof aan ajar dooneyn miyaa jiraaa walaal ma tahay mid doonaya in uu ajr alle agtii ka doonayo fadlan websiteka fatxusalaam sii gaarsii walaalahaaga si ajar lamid ah u hehso sidoo kale ma tahay mid doonaya in uu la shaqeeyo websiteka fatxusalaam 
waxaaan ku leenahy hadii aad tahay mid alle dartii in uu u shaqeyoo doonayooow si deg deg ah nala sooo xiriir plz jzk


 
Fs  La xiriir webka 

youtube.com/Mrabubakar14

facebook.com/mfatxusalaam

Fatxusalaamtv@gmail.com

Fatxusalaam@hotmail.com

twitter.com/fatxusalaam

fatxusalaam@fatxusalaam.tk

 

 Fs web online now

online all pages 
             215 Online 

 

 
Fs  shaqeyso ajar   
 

 


 

Mu’tamarkii 10aad ee Oslo Norway 2012

Taariikhda: 05.04.12 - 08.04.12

Goobta shirka: Spireaveien1, Økern Hallen

Cinwaanka: ????? ???? ???? ??????

Ahaada adoomada illaahay ee walaaloobay

Culimada ka soo qaybgalaysa Shirkan haddii rabbi idmo: shirka 10aad                                            

Culimada

Wadanka uu kayimid

Sh. Maxamed idris

Sucuudiga

Sh  Maxamed Cumar Dirir

Hargaysa Somalia

Sh Dr. Axmed daahir Aweys

Somaliya

Sh  Yuusuf Axmed

Sweden

Sh Mustafe X. ismaaciil

Norway

Sh. Cabdiraxmaan Abyad

Denmark

Sh Bashiir Shiil

Canada

Sh Dr. Cali Maxamed Saalax

Norway

Sh. Siciid Raage

Canada

Sh C/wali Sh. Mohamed

Malaysia

Dhamaan umada Somaaliyeed ee khayrka jecel ee ku nool Norway iyo yurub intaba waxaan idinku casuumaynaa idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawfiiq.

Inshallaah mu,tamarka sanadkan waa toban jirsaday sidaa darteed waxaa ka soo qayb gali doona culumadaas badan ee kor ku xusan iyo waliba waxyaabo idin farax galiya inshallaah, marka waxaa walaalaha muslimiinta aan leenahay ka soo qaybgal wanaagsan khayrka inshallaah

Waxaan kaloo ka codsanaynaa walaalaha martida ah ee ka imaanaya dibada in ay soo qaataan hu’gooda inshallaah waxaan dadka martida ah ugu bishaaraynaynaa inaan hayno meelo la seexdo oo isla goobta mu,tamarka ah inshallaah

 

Live ka daaaaawo Fatxusalaamtv

Contact Us

 

This free website was made using Yola.

No HTML skills required. Build your website in minutes.

Go to www.yola.com and sign up today!

Make a free website with Yola