215 Online
|
Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa ka jeediyey Masjidka al-tawxiid muxaadaraad musal salka ah oo uu Sh.C/raxmaan Abyad ugu magacdaray خطورة الفتاوى الحمراء في استباحة دم الناصحين من العلماء Sh. C/raxmaan Abyad ayaa Muxaadaraadkiisa uga hadlay khatarta dilka culumada iyo fataawooyinka shaadka ah oo lagu baneysa nayo dhiiga culumada
muxaadarooyinka ilaa hada baxay waxay gaarayaan ilaa 3dex kuwa kale live ugu fiirso fatxusalama haduu uu ku dhaafane ayadoo muuqaal ama maqal baan isku dayeynaa in aan goor dhaw soo gelino fatxusalaam jazkumullaaahu khayra
dhageso muxaadarooyinka ilaa hada baxay
fadlan haduu ku shaqeyn waayo waxad u bahantahay programdan Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum Email: fatxusalaamtv@hotmail.com Ama nala xiriir si online ah fadlan mahadsanid Help on sheikh cabdiraxmaan abyad |